Midowga Yurub oo shaaciyey iney isha ku hayaan sida ay u socoto doorashada Somalia

Midowga Yurub ayaa sheegay inay la socdaan muranka siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya gaar ahaan arrimaha doorashooyinka. Qoraal ka soo baxay Midowga Yurub ayaa waxay soo dhaweeyeen in xal laga gaaro khilaafkii u dhaxeeyay Madaxda Sare ee dowladda kaasoo ka dhashay maqnaanshaha Ikraan Tahliil, isla markaana caqabad ku ahaa arrimaha doorashooyinka. Midowga Yurub ayaa waxaa … Continue reading Midowga Yurub oo shaaciyey iney isha ku hayaan sida ay u socoto doorashada Somalia